Xiliga la qabanayo doorashada Gudoonka Baarlamanka K/Galbeed oo la shaaciyey

Guddiga doorashooyinka Baarlamanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay shuruudaha musharaxiinta iyo xiliga la qabanayo doorashadda Guddoonka Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay shuruudaha iyo xiliga ay dhaceyso doorashada kaasoo sidan u qornaa:- 1-Musharixiinta waxay araajidooda ku hagaajinayaan guddi hoosaadka diiwaangelinta Musharixiiinta oo uu madax ka yahay Xildhibaan Jookar. … Continue reading Xiliga la qabanayo doorashada Gudoonka Baarlamanka K/Galbeed oo la shaaciyey